Masaajid dumintiisa uu dhiig badan ku daatay oo lagu bedelay Macbad (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in macbadka Hinduga ee laga furay magaalada Ayodhya uu yahay astaan casri ah oo ka turjumeyso dhaqanka dadkaas. Wuxuu hadalkan sheegay xilli uu maanta dhagax dhigayay macbadkaas oo dhaliyay muranka badan Dadka hinduuga ah ayaa sannadkii 1992-dii burburiyay masaajidkii 16-ka qarni dhisnaa, waxaana tallaabadaas ka dhashay qalalaase ay … Continue reading Masaajid dumintiisa uu dhiig badan ku daatay oo lagu bedelay Macbad (Sawirro)